(Akhriso) Madaxda Dowlada goboleedyada oo war ka soo saaray qaska Siyaasadeed ee Galmudug

Qoraal goor dhow ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa mar kale eedeyn loogu jeediyay dowladda Sooomaaliya ay oo sheegeen inay maamulka Galmudug faragelin ku heyso. War ka soo baxay Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu caddeeyay inuu la shaqeynaayo Guddoonka Baarlamaanada Hirshabeelle iyo Galmudug si ay u bilaabaan … Continue reading (Akhriso) Madaxda Dowlada goboleedyada oo war ka soo saaray qaska Siyaasadeed ee Galmudug